Signed in as:
filler@godaddy.com
Signed in as:
filler@godaddy.com
Dr. Fuad Ahmed Iman, waxa ku qaatay waxbarashadiisii hoose dhexe iyo sare magaalada Muqdisho. kadibna waxa uu ku biiray kuliyadda Qur’aanka Kariimka ee Jaamacadda Islaamiga ah ee Madiina, Sannadkii 1987-kii, wuxuu ka qalin-jabiyay 1991-kii.
2: Jaamacadii Islaamku waxay u dirtay Itoobiya in uu daaci ka noqdo 1992 illaa 1998.
ka dib wuxuu u wareegay Boqortooyada dalka Norway, oo loo magacaabay daaci iyo Imaam Masjidka Bilaal ee magaalada Oslo ee caasimadda dalka Norway.
3. Dabadeed waxa uu u wareegay dalka Ingiriiska oo uu xarun ka samameeyay.
Waxaana lagu magacaabi jiray Xarunta waxbarashada ee Bilaal, ilaa hadana xaruntii waa mid sii socota oo ay ka qalin jabinayaan jiilal kala duwan. Sheekh Fu’aad Axmed Iimaan waxa uu sii watay hawlihiisii dacwada ahaa ee xaruntiisa ee
Boqortooyada Midowdayga (UK) ilaa 2017, ka dibna waxa uu ku laabtay Boqortooyada dalka Norway ka dib markii uu shaqo loogu yeeray in uu ka howl galo xarunta Tawfiiq islamick center oslo halkaas oo uu joogay ilaa 2023.
4. Sheekhu waxa uu u wareegay 2007dii dalka Masar oo uu Mastar iyo Diktoorba ka qaatay sanaduhu markay ahaayeen - 2009 illaa 2015.
5. Diktoor Fu'aad inta uu joogay Masar waxa uu Qur'aanka iyo Qiraa'aadka 10ka ahba ka dhagaystay culimo kala duwan si guud iyo si gaar ahba ( Hal qiraa'o ama ayagoo wada jiraba) Waxaa ka mid ah culimadii uu sheekhu ku akhriyey Qiraa'aadka Sh, Maxamuud Shacbaan oo ah Imaam iyo Khadiib Masjidka Xusari, Sidoo kalw waxaa ka mid ah Sh. Bassaam Al-Xijaazi, Sh. Ismaaciil al´cadaami, iwm.
Boggaan hoos ugu dag oo balan rabto inaad ka qabso Dr. fu'aad adoo iska hubinaya oo akhrinaya cinwaanka balanta aad qabsan doonto. Mahadasanidiin.
Sh. Ahmed Abdisalam Mohamed,
heerka waxbarasho Dugsiga hoose & dhexaba wuxuu kusoo qaatay Mogdisho, Somalia.
Heerka Jaamacadda: Madina Islamic University, 2019 - 2025 Kulayada Luuqadda Carabiga,
Culimada uu wax ka bartay waxaa ka mid ah:
1. Sh. Shariif Dawiil.
2. Sh. Cabdulaahi Xaaji Cabdi suldaan.
3. Sh. Cabdi Salaam-Shiino.
Takhasusaadka Sh. Axmed, waxaa ka mid ah : Naxwe iyo Sarfi
Khibaradiisuna waa Macalin barah Af-Carabiga iyo Culuumtiisa mudo dheerna kusoo jiray duruusaha la xiriira, Si faahfaahsan oo fududna waa uu usoo gudbiyaah.
Hadda : Master ayuu ka dhigtaa Jaamacadda Madiina ee Sacuudi Carabiya.
Qaybaha Hoose balan ka qabso hadii aad Sh. Ahmed Abdi Salam kala hadlayso ama talasiin iyo Jihayn la xiriirta Luuqadda Carabiga, Naxwaha, Sarfiga iyo Balaaqada aad u baahantahay, Soo dhawoow.
Eng. Yaxye Daahir Maxamuud-Keenadiid, Takhasuskiisa iyo aqoontiisu waa Cilmiga IT-da khaasatan " System and Network Engineering" Sidoo kale waxa uu leeyahay Khibrad 18-sano kabadan oo isugu jirta Shaqo (Sida IT-support, System Administrator iyo Duruus ITda laxiriirta.
Engineer Yaxye waxa uu Jaamacad uga soo baxay Dalka India, Magaalada Pune, Bsc IT - Class - 2009, Sidoo kale Machadka Tacliinta sare ee Zoom Technologies ee Hyderabad, India Class - 2011, ( MCITP, CCNA, CCNP, & Red Hat Certified Engineer (RHCE),
Iyo Takhasusaad kale oo uu Jaamacado iyo Goobo tacliinta-sare oo kala duwan uu ka qaatay, sida HarvardX, IBM oo uu hadaba Networking and Storage EssenEssentials uu ka dhigto. iyo takhasusaad kuwaas lamid ah sida IT security, Software testing, and IT-salesba laxiriira, iwm.
Intaasi waa Aqoonta iyo Waaya aragnimada Cilmiga Technologiyadda ee Eng. Yaxye Daahir oo lasoo gaabiyey,
Hadaad doonayso inaad ustaadka kalla tashato inuu Xirfadaada IT-da kaala taliyo, ama uu hubiyo heerkaaga cilmi ee Tiknoolajiyadda iyo waxaad u baahantahayba, Qaybaha bogga hoose balan ka qabso, Mahadsanidiin.
Our test prep courses are tailored to meet the specific needs of each student. Our experienced instructors work with students to create customized study plans that focus on areas where they need the most improvement.
Our team of expert instructors have years of experience helping students prepare for standardized tests. They provide individualized support and feedback to help each student maximize their potential.
Our test prep courses cover all of the material that students need to know for the exam. We provide comprehensive study materials and practice tests to help students feel confident and prepared.
We understand that students have busy schedules. That's why we offer flexible scheduling options to help students fit test prep into their busy lives.
Our test prep courses have a proven track record of success. Our students consistently achieve higher test scores and gain admission to top colleges and universities.
Our test prep courses are offered online, so students can study from anywhere. We use the latest technology to provide an engaging and interactive learning experience.
Copyright © 2025 ALKHAYRACADEMY.COM - All Rights Reserved.
Powered by ALKHYR academy